Khilaafka u dhaxeeya Wasiirka Maaliyada iyo Wasiiru Dowlaha oo banaanka usoo baxay (Akhriso Cadeyn)

Waxaa soo shaac baxay Khilaaf xoogan oo u dhaxeeya  Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradaasi Maxamuud Xayir Ibraahim. Wasiiru Dowlaha Maaliyada ayaa ka hor yimid qoraal kasoo baxay Wasiirka Maaliyada oo hada ku sugan dalka Biljamka, Wasiir Beyle ayaana Qoraalka uu soo saaray kusimahiisa waxa uu uga dhigay Wasiir kuxigeenka Wasaarada. Maxamuud … Continue reading Khilaafka u dhaxeeya Wasiirka Maaliyada iyo Wasiiru Dowlaha oo banaanka usoo baxay (Akhriso Cadeyn)